Waxaan ku waydii-sanaynaa kaalmadaada si aan u qiimayno adeegyada -yada iyo barnaamijyada -yada . Waxaan rabnaa in aan ogaano sida aad u aragti sida aan wax u qabano iyo inaan si sidaa ka sii fiican wax ugu qabankarno. Waxaan doonaynaa aragtidaada oo daacad ah.
Fadlan La soco:
· Magacaagu kama muuqan -doono sahankan.
· Jawaaba-haagu waxay noqon -doonaan qarsoodi.
· Jawaaba- haaga gaarka ah lalama wadaagi -doono shaqaalaha.
· Hadii aad go’aansato in aanad ka jawaabin su’aalahani waxba uma dhimi- doonto adeega aad ka heshid halkan.
Marka aad ka jawaabaysid su’aalahan waxaad madaxa ku haysaa barnaamij-yadii iyo adeegyadii aad heshay sannad -kii ina soo dhaafay.Hubi, in aad ku dartid kuwa soo socda :
· Ballamaha aad shaqaalaha la yeelatay
· Kooxaha iyo kulanada aqoon korodhsiyeed Beerta beesha, kooxaha la talinta, guddiyada kooxaha wax wada-qabata
21)What services have you used at Pinecrest-Queensway Community Health Centre?
Waad mahadsantahay!